Ahlusunna Oo Sheegtay In Uu Burburay Heshiiskii DFS Kuna Dhawaaqday Dagaal

 

27/08/2019

 

Dhuusamareeb – Ahlu Sunna ayaa sheegtay inuu burburay dhamaan heshiisyadii ay dowladda la gashay Ahlu Sunna.

War-Saxaafadeed kasoo baxay Madaxa Xukuumadda Maamulka Galmudug ayaa si rasmi ah loogu sheegay inuu bur buray heshiskii ay wada galeen Ahlu Sunna iyo dowladd dhexe.

Ciidamada Ahlusunna iyo shacabka ku nool deegaannada Galmudug ayaa loogu baaqay inay u diyaar garoobaan difaaca naftooda, degaankooda iyo diintooda, sida lagu sheegay War-Saxaafadeedka.

 

– Shaaciye News

Leave a Reply