Agaasimaha Madaxtooyada Oo Qaabilay Gudoomiyaha Xisbiga Kulmiye Ee Waddanka Kanada (Canada)

 

10/11/2019

 

Hargeysa – Agaasimaha Guud ee Madaxtooyada Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane Maxamed Cali Bille oo Xafiiskiisa ku qaabilay mudane Shucayb Xuseen oo ah Guddoomiyaha Xisbiga Kulmiye ee dalka Kanada (Canada).

Agaasimaha Guud ayaa uga mahadnaqey sida firfircoon ee uu Guddoomiye Shucayb uu uga qaybqaato hawlaha Jaaliyadda Somaliland ee dalka Kanada (Canada).

Shucayb ayaa isna dhankiisa uuga mahadnaqay Agaasimaha Guud iyo madaxda kale ee dawladda sidii fiicneyd ee ay uugu soo dhaweeyeen muddadii uu joogay Somaliland. – Somaliland Nation News

Leave a Reply