Somaliland Baa Ka Hadashay Xummad Dad Badan Kusoo Ridatay Hargeysa

 

Hobala (Isniin), 21 Nofeember (November), 2022

 


Liibaan Yuusuf Cismaan | Sawirka: VOA

 

Wasiir ku-xigeenka Caafimaadka ee Somaliland Liibaan Yuusuf Cismaan ayaa ka hadlayay Xaaladda Xummaddii Toddobaadyadii lasii dhaafay soo ridayay Boqollaal Qof oo ku nool Magaalada Hargaysa iyo Agagaarkeeda.

Wasiir Ku-xigeenka ayaa sheegay inay hoos u dhacday Tirada Dadka ay Xummaddaasi soo ridanayso.

Waxa uu Wasiir Ku-xigeenku u warramay Weriyahayaga Sagal Mustafe Xasan Nuur.