Kenya Ayaa Siyaasiyiinta Soomaalida Ku Eedeysay Inay Ka Shaqeynayaan Kacdoon Dad Weyne

 

Fabeeley (Khamiis), 13/01/2022

 


Sawirraha: Reuters

 

GARISSA – Wasaarda Arrimaha Gudaha Dalka Kenya ayaa sheegtay in ay calaamadeysay Degaanno badan oo Xilliga Doorashada suurtagal tahay in isku dhacyo ay ka yimaadaan, waxayna sheegatay in Ciidamo gaar ah loo tababaray Goobahas.

Hase ahatee Golayaasha Amaanka ee Soomaalida ayaa sheegay inay jiraan Siyaasiyiin kacdoon Dad Wayne ka shaqeynayo.

Maxamed Faarax Shire ayaa Warbixintan Garissa ka soo diray.

.

Xigasho: VOA Somali