Khilaaf Xoog Leh Ayaa Soo Kala Dhex Galay Shirkadda DP World Iyo Ganacsatada Somaliland

 

Wabley (Talaado), 11/01/2022

 


Markab ku xiran Dekedda Berbera, Somaliland | Sawirraha: Reuters

 

HARGEISA – Xukuumadda Somaliland ayaa markii ugu horeysay ka hadashay Muran ka dhex dhashay Shirkada Gacanta ku haysa Dekeda Berbera ee DP World iyo Ganacsatada Somaliland, Murankaasi oo Salka ku haya Qiimo Kordhin ay Shirakadu ku sameysay Koonteenarada lagala soo dego Dekedda Berbera.

Warkan waxa Hargaysa ka soo diray Khadar Maxamed Cakule.

.