Cudurka Kofid-19 (Covid-19) Ayaa La Ogaaday, Saameynta Xun Uu Ku Yeelan karo Dadka Cayilan

 

16/10/2021

 


Cisbitaalka Saalgareniska (Sahlgrenska) | Sawir:ka Jonas Dagson/TT

 

GOTENBURUG (GOTHENBURG) – Dadka uu sareeyo Cayilka Oogadooda ee BMI-da (BMI: Body Mass Index), ayaa lagu soo waramayaa iney Halis ku jiraan hadii ay qaadaan Cudurka Kofid-19 (Covid-19) sida lagu ogaaday Cilmibaadhiis (Scientific Research) ay sameysay Akademiyadda Isbitaalka Saalgareniska (Sahlgrenska) ee Magaalada Gotenburug (Gothenburg) ee Dalka Iswiden (Sweden).

Warka wuxuu ku darayaa in Halista ay ku jiraan Dadka uu sareeyo Cayilka Oogadooda ee BMI-da (BMI: Body Mass Index) ay ugu wacan tahay, iyagoo u baahnaan karo Daryeel Joogto Ah hadii ay ku xanuusadaan.

Xigasho: Radio Sweden, Somali Section

Leave a Reply