Prof Maxamed Daahir Oo Ku Geeriyooday London

 

09-10-2021

 

LONDON – Prof. Maxamed Daahir Afrax ayaa Caawa ku geeriyooday Magaalada London ee Dalka Ingiriiska.

Marxuumka ayaa intii uusan geeriyoon waxa uu ahaa Guddoomiyihii Guddiga Madaxa-banaan ee Dastuurka, sidoo kale wuxuu ahaa Guddoomiyihii Akadeemiya Goboleedka Afka Soomaaliga.

Prof. Maxamed Daahir Afrax sidoo kale wuxuu ahaa Qoraaga Buuggii Caanka ahaa ee ‘Maana-faay’, waxuuna Xubin ka ahaa Naadiga Qalin Maalka ee (Pen).

Xigasho: Radio Muqdisho

Leave a Reply