Biritaaniya Ayaa Soomaaliya Ka Saartay Dalalka Liiska Cas Ku Jiray

 

09-10-2021

 


The number of countries on the UK Covid travel red list will be cut from 54 to seven, the government says. Photo: Getty Images File

 

LONDON (WBW: The GBM) – Dowladda Biritaaniya ayaa lasoo sheegayaa in ay Dalka Soomaaliya ka saartay Dalalkii ku jiray Liiska Cas, ayna Liiska Cas ugu dartay Cudurka Safmarka ah ee Kofid-19 (Covid-19) dartiis.

Liiska Cas ayaa horay loogu daray Dalka Soomaaliya kadib markii Dowladda Wasiir Koowaad Boris Joonson (Boris Johnson) ay sheegtay in Soomaaliya ay kamid tahay Dalalka uu sida daran ugu faafay Cudurka Safmarka ah ee Kofid-19 (Covid-19).

Hada waxey Dowladda Biritaaniya ay Xayiraada ka saartay 47 Dal oo ay ku jirto Soomaaliya, waxaana hada Liiska Cas ku haray 7 Dal (Colombia, Dominican Republic, Ecuador, Haiti, Panama, Peru and Venezuela).

Somalia will be removed from the red list at 4am Monday 11 October, 2021. If you arrive in England before then, you need to follow the red list rules.

Warbaahinta Banaadir Weyne (WBW: The GBM [The Great Banadir Media]) waxaa markasta lagala socon karaa Wararka Caalamka, gaar ahaana Wararka Jamhuuriyadda Soomaaliya (Siiba Gobolkii Banaaddir: Shabeellaha Hoose, Muqdisho & Shabeellaha Dhexe), Jamhuuriyadda Somaliland, Jamhuuriyadda Jabuuti, Degaanka Soomaali Galbeed, iyo Degaanka NFD (Northern Frontier Districts).

 

Leave a Reply