Laba Suxufi Oo Si Cilmiyeysan Uga Hadlay Sababaha Keenay In Dad Ka Soo Jeeda Somalia Laga Mastaafuriyo Deegaano Katirsan Gobollada Somaliland

 

07/10/2021

 

HARGEYSA (SOLNA) – Cabdillaahi Aadan Cumar (Wayab) iyo Xuseen Aw Jaamac Jibriil (Xagar) oo kamid ah Xaxafiyiinta waaweyn ee Dalka ayaa ka hadlay Hadallo kasoo yeedhay Soomaaliya oo ku saabsanaa Ololaha ay Somaliland ku saarayso Dadka aan u dhalan Somaliland ee ku sugan Gobolka Sool.

Muuqaalkan Hoose ka Daawo Shirkii Jaraa’id ee Labadan Suxufi ay Maanta ku qabteen Caasimadda Hargaysa.

Leave a Reply