Booliska Sweden Ayaa Faah-faahiyey Qaraxii Magaalada Gothenburg

 

06/10/2021

 


Qaraxa Gothenburg, Sweden | Sawir: Reuters

 

GOTEBORG – Booliska Sweden ayaa markii ugu horeysay ka hadlay Qaraxii weynaa ee 28-kii Bisii Sebtember ka dhacay Magaalada Gothenburg oo ay ku dhaawacmeen 26 qof.

Booliska ayaa sidoo kale sheegay in ay heleen Maydka Ninkii lagu tuhunsanaa in uu soo maleegay Qaraxaas.

Haddaba Wariyaha VOA-da ee London Ridwaan Xaaji Cabdiweli ayaa la xiriiray Cabdulaahi Maxamed oo katirsan Golaha Deegaanka ee Magaaladaasi

– VOA Somali

Leave a Reply