Baaq Uu Wasiir Koowaadka Dowladda Xilgaarsiinta Soomaaliya, Uu U Diray Dowlad Goboleedka Gal-Mudug

 

02-10-2021

MUQDISHO – Wasiir Koowaadka Dowladda Xilgaarsiinta Soomaaliya Maxamed Xuseyn Rooble ayaa lagu soo waramayaa inuu War kasoo saaray Xiisadaha Colaadeed ee ka jiro Deegaanno katirsan Dowlad Goboleedka Gal-Mudug ee Jamhuuriyadda Soomaaliya.

Warka uu soo saaray Wasiir Koowaadka Dowladda Xilgaarsiinta Soomaaliya Maxamed Xuseyn Rooble, ayaa wuxuu ka dambeeyay Dagaalo Maalmihii lasoo dhaafay u dhexeeyay Ciidamada Ahlu Sunna Waljamaaca oo Dhinac ah iyo Ciidamada Dowlad Goboleedka Gal-Mudug iyo Ciidamada Dowladda Federaalka Soomaaliya oo Dhinac kale ah.

Halkan hoose waxaa lagala socon karaa Warka uu soo saaray WK Rooble.

 

Xigasho: Wakaalada Wararka Soomaaliya (SONNA)

Leave a Reply