Wiil Soomaali Ah Ayaa Lagu Dhaawacay Weerar Ka Dhacay Magaalada Toronto

 

28/09/2021

 

TORONTO – Wiil Soomaali ahaay, ayaa lasoo sheegayaa in lagu dhawaacay Magaalada Toronto ee Dalka Kanada, kaasoo la sheegay in Xaaladdiisa ay aad u daran tahay.

Booliska ayaa wada Baaritaan la xiriira Ciddii ka dambeysa Weerarka loo geystay Wiilkaasi. Wararka ayaa sheegaya in goobta lagu dhawaacay Wiilka uu ku yaallo Hool lagu dhigto Aroosyada.

Mid kamid ah Dadkii Goob-joogayayaasha ahaa ayaa sheegay in ay u gurmadeen Dhaawaca loo geeystay Wiilka Soomaaliga ah, isla markaana ay Isbitaal geeyeen.

Xigasho: Radio Risaala

Leave a Reply