Shir Ay Yeesheen Taliyaha Ciidamada Lugta Ee Ugaandha (Uganda) Iyo Wasiir Koowaadka Dowladda Xilgaarsiinta Ee Soomaaliya

 

27-09-2021

 

MUQDISHO – Wasiir Koowaadka Dowladda Xilgaarsiinta ee Soomaaliya, Maxamed Xuseyn Rooble ayaa Xafiiskiisa kula shiray Taliyaha Ciidamada Lugta ee Ugaandha (Uganda) Jen. Muhorsi Kainerugaba (Gen.Muhorzi Kainerugaba) oo Booqasho ku yimid Magaalada Muqdisho.

Wasiir Koowaadka Dowladda Xilgaarsiinta ee Soomaaliya, Maxamed Xuseyn Rooble ayaa wuxuu Jen. Muhorsi Kainerugaba (Gen.Muhorzi Kainerugaba) uga mahadceliyay Kaalinta Muhiimka ah ee Ciidamada Ugaandha ee Qeybta ka ah AMISOM iyo Wada-shaqeynta kala dhexeysa Ciidammada Soomaaliya.

Xigasho: Somali Weyn News iyo Wakaalada Wararka ee SONNA

 

Leave a Reply