Dacwad Ka Dhan Ah Dowladda Soomaaliya Oo Loo Gudbiyay Maxkamadda Dembiyadda Ee ICC (International Court of Justice)

 

25/09/2021

 


Garyaqaan Yuusuf Cabdi Faarax | Sawir: VOA

 

MELBOURNE – Ururka ay ku mideysaniyiin Qareennada Soomaaliyeed ee qurbajoogta ah oo fadhigiisu yahay magaalada Melbourne ee waddanka Australia ayaa dacwac ka dhan ah dowladda Soomaaliya u gudbiyay maxkamada caalamiga ee dambiyada dagaalka ee ICC ee magaalada The Hague.

Wariyaha VOA ee dalka Australia Ibrahim Omar Baafo ayaa dacwadan ka wareystay guddoomiyaha ururkaasi Garyaqaan Yuusuf Cabdi Faarax, ugu horeyna waxa uu weydiiyey dacwaddan ay gudbiyeen waxa ay ku saabsaneyd.

– VOA Somali

Leave a Reply