Xisbiyada Mucaaradka Ee Dalka Iswiden (Sweden) Oo Dhaleecayay Miisaaniyada Dawladda

 

20/09/2021

 


Barlamaanka Iswiden (Sweden) | Sawir: Fredrik Sandberg/TT

 

STOCKHOLM – Dhowr Xisbi oo katirsan Xisbiyada Mucaaradka ee Dalka Iswiden ayaa waxey dhaleeceeyeen Miisaaniyada Dawladda Iswiden.

Dawladda Iswiden ayaa waxay hadda haysanin Taageero ku filan, si loo ansixiyo Miisaaniyada.

Xisbiyada C (Center Party) iyo V (The Left Party) ayaa sheegay in aaney weli go’aamin in ay taageeri doonaan iyo in kale.

Xigasho: Radio Sweden, Somali Section

Leave a Reply