Muqdisho: Shirkii Amniga Ee Looga Hadli Lahaa Kiiska Ikraan Tahliil Oo Baaqday

 

18-09-2021

 


Ikraan Tahliil Faarax | Sawirka: VOA

 

Magaalada Muqdisho waxaa maanta qabsoomi waayay shir amni oo uu hore ugu dhawaaqay madaxweynaha muddo xilleedkiisu dhammaaday Maxamed Cabdullaahi Farmaajo. Shirkaasi oo la filayay in looga hadlo kiiska Ikraan Tahliil.

Baaqashada shirkan ayaa la xiriirtay ka dib markii shalay taliyihii hore e sirdoonka Soomaaliya Faha Yaasin lagu joojiyay dalka Djibouti, dibna loogu celiyay magaalada Istanbul.

Haddaba wararkii u danbeeyay waxaa inoo haya weriyaha VOA Cabdulqaadir Maxamed Cabdulle.

DHAGEYSO Shirkii guddiga amniga oo baaqday

Xigasho: VOA Somali

Leave a Reply