Agaasimaha NISA Sarreeye Guud Bashiir Maxamed Jaamac (Bashiir Goobe) Oo Magacaabay Taliyaha Nabad Sugida Ee Gobolka Banaadir

 

16-09-2021

 

MUQDISHO (SONNA) – Agaasimaha KMG ee NISA Sareeye Guud Bashiir Maxamed Jaamac (Bashiir Goobe) ayaa Taliyaha Nabad Sugidda ee Gobolka Banaadir u magacaabay Gaashaanlle Muxidiin Maxamed Jimcaale (Warbac),

Agaasimaha NISA ayaa faray Dhammaan Agaasinada Hey’adda Nabad Sugidda iyo Sirdoonka Qaranka, in mid walba uu guto waajibaadkiisa.

Halkan hoose ayaa laga aqrisan karaa Qoraalka Sareeye Guud Bashiir Maxamed Jaamac (Bashiir Goobe).

 

 

Leave a Reply