Kulan Ay Yeesheen Wasiirka Wasaaradda Qorsheynta Iyo Danjiraha Cusub Ee Dalka Shiina Ee Soomaaliya

 

14-09-2021

 

MUQDISHO – Wasiirka Wasaaradda Qorsheynta, Maalgashiga iyo Horumarinta Dhaqaalaha Dowlada Xilgaarsiinta Federaalka ee Soomaaliya, Jamaal Maxamed Xasan, ayaa wuxuu Maanta Xafiiska kula kulmay Danjirahaa Cusub ee Dalka Shiina ee loo soo magacaabay Dalka Soomaaliya.

Wasiir Jamaal Maxamed Xasan iyo Danire Fei Shengchao kaas ayaa waxey ka wada-hadleen Muhiimadda ay leedahay Xoojinta Xiriirka Laba Geesoodka ah iyo Horumarka ee u dhexeeya Labada Dal ee Soomaaliya iyo Shiina.

Isha Warkan: Radio Muqdisho

Leave a Reply