Faahfaahino Kasoo Baxaya Qarax Ka Dhacay Magaalada Muqdisho

 

14-09-2021

 

MUQDISHO – Waxaa soo baxaya Faahfaahino la xiriira Qarax ka dhacay Maqaaxi ku taal Degmada Wadajir ee Magaalada Muqdisho ee Gobolka Banaadir.

Wararka qaar ayaa waxey sheegayaan in Qaraxan uu ahaa mid uu ka dambeeyay Qof Waxyaalaha Qarxa isku soo xirey oo isku qarxiyay Goob ay ku sugnaayeen Ciidamo.

Illaa hadda lama hayo Warar Rasmi ah oo sheegayo Qasaarahii ka dhashay Qaraxa, balse waxaa ay Wararka sheegayaan in ku dhawaad Ttoban Qofood ay ku dhinteen Qaraxa ama ay ku dhaawacmeen Qaraxa.

Xigasho: Jowhar News

Leave a Reply