Kulankii Farmaajo Iyo Rooble Oo Fashil Kusoo Dhammaaday

 

12-09-2021

 


PHOTO: VOA

 

MUQDISHO – Sida ay sheegayaan wararka ka imaanaya magaalada Muqdisho, kulamo ay lahaayeen dhinacyada dowlada Federaalka Soomaaliya ee Madaxweyne Maxamed Cabdullahi Farmaajo iyo Ra’iisul Wasaare Maxamed Xuseen Rooble ayaa natiijo la’aan ku soo dhammaaday.

Wariyaha VOA ee Washington Sahra Cabdi Axmed ayaa ka wareysay wariyaha VOA ee magaalada Muqdisho Cabdulqaadir Maxmaed Cabdulle.

HALKAN KA DHAGEYSO Kulankii Madaxweyne Farmaajo iyo Ra’isul Wasaare Rooble oo fashil ku soo dhammaday

– VOA Somali

Leave a Reply