Afhayeenka Dowladda Xilgaarsiinta Soomaaliya Ayaa Ka Hadlay Kulanka Rooble Iyo Farmaajo

 

11-09-2021

 

MUQDISHO – Afhayeenka Dowladda Xilgaarsiinta Soomaaliya, Maxamed Ibraahim Macalimuu ayaa wuxuu sheegay in uu weli socdo Shirka ay leeyihiin Wasiir Koowaadka Dowladda Xilgaarsiinta Soomaaliya, Maxamed Xuseyn Rooble iyo Madaxweynaha Muddo Xileedkiisa Dhamaaday ee Maxamed Cabdullaahi Maxamed (Farmaajo).

Afahyeenka ayaa wuxuu warkiisa sii raaciyay in uusan weli jirin War Rasmi Ah oo ka soo baxay Wada-hadalka u dhexeeyo Wasiir Koowaadka Dowladda Xilgaarsiinta Soomaaliya, Maxamed Xuseyn Rooble iyo Madaxweynaha Muddo Xileedkiisa Dhamaaday ee Maxamed Cabdullaahi Maxamed (Farmaajo). Farmaajo , isla markaana laga War sugo.

Xigasho: Boggaga Wararka Soomaaliya

 

Leave a Reply