Heshiis Ay Wada Gaareen Dowlad Goboleedka Puntland Ee Soomaaliya Iyo Dowlad Degaanka Soomaalida Itoobiya

 

28-08-2021

 

GALDOGOB – Dowlad Goboleedka Puntland ee Soomaaliya iyo Dowlad Deegaanka Soomaalida Itoobiya ayaa Shir ay yeesheen waxay Heshiis kaga gaareen Arrimaha Amniga iyo Ganacsiga, sida lagu sheegay War Murtiyeed kasoo baxay Shirkaas oo ka dhacay Degmada Galdogob ee Gobolka Mudug.

Intii uu socday Shirka ayaa waxaa la isla gartay in meel looga soo wada jeesto la dagaalanka Argagaxisada iyo Falalka kale ee Amniga lidka ku ah, sida Hubka iyo Maandooriyaha.

Gabagabada Shirkii ka dhacay Galdogob, ayaa waxey Dowlad Goboleedka Puntland ee Soomaaliya iyo Dowlad Deegaanka Soomaalida Itoobiya ay kasoo saareen War Murtiyeedka soo socdo:

 

Isha Warkan: Radio Shabelle iyo Hiiraan Weyn News

Leave a Reply