Fatima Nur: Boqolaal Tacsi Ayaan Ka Qeyb Galay, Wali Xal Ma Jiro

 

24/08/2021

 


Fatima Nur | Sawiri: Kenadid Mohamed/SR

 

Nyamko Sabuni, Hogaamiyaha Xisbiga Liberaale (L) ayaa Maanta Khudbadeeda Xagaaga ku soo bandhigtay Qodobo dhowr ah oo ay ku sii adkeyneyso Geedi Socodka Siyaasada Xisbiga.

Sara u qaadida Waxbarashada Dhalaanka iyo Xal u helida Kooxaha Burcada.

Fatima Nur oo katirsan Xisbiga Liberaale (L) oo dhuuxday Hadalka Sabuni ayaa sheegtay in Muwaadiniinta ay hal dhinac uga soo jeestaan lana xisaabtamaan Siyaasiintooda.

Xigasho: Radio Sweden, Somali Section

Leave a Reply