Ajendayaasha Shirka Maanta Ka Furmayo Xerada Afisyooni (Aviazione)

 

21-08-2021

 

MUQDISHO – Waxaa Saacadaha soo socda ee Maanta lagu wada in Magaalada Muqdisho uu Shir uga furmo Madaxda Dowladda Federaalka iyo kuwa Dowlad Gobaleedyada Dalka.

Ra’iisul Wasaaraha Dalka, Madaxda Dowlad Gobaleedyada Dalka iyo Maamulka Gobalka Banaadir ayaa Shirka uga hadlayo sidii horay loogu sii wadi lahaa Doorashooyinka Dalka ka socda.

Shirka oo ka dhacayo Xarunta Tababarka Ciidamada Cirka Soomaaliya ee Afisyoon (Aviazione) ayaa looga hadli doona Ajendayaal dhowr ah.

Ajendayaasha Shirka Maanta ayaa waxaa ka mid ah:

1) Dhameystirka Doorashooyinka Aqalka Sare.

2)Raadinta Qrashaadka Dorashooyinka.

3)Diyaar-arowga Dooashada Golaha Shacabka.

4)Diyaarinta Habraacyada Drashada.

Si kastaba shirkan ayaa Diradda lagu saari doona Dameystirka Damaan Dorashooyinka Golayaasha Dowladda.

Xigasho: Goobjoog News

Leave a Reply