Ra’isul Wasaare Rooble Oo Khadka Telefonka Kula Hadlay Dhigiisa Dalka Qatar

 

16-07-2021

 

MUQDISHO (SONNA) – Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Xuseen Rooble iyo Dhiggiisa Dalka Qatar Sheekh Khaalid Bin Khalifa Bin Cabdilcasiis Aala Taani, oo Khadka Telefoonka ku wada xiriiray ayaa ka wada hadlay Xoojinta iyo Horumarinta Xiriirka iyo Iskaashiga Labada Dal.

Ra’iisul Wasaare Rooble ayaa Dhigiisa Dalka Qatar uga warbixiyay Horumarka ay Dowladda ku talaabsatay ee Dhinacyada Amniga iyo Doorashooyinka Dalka.

Leave a Reply