Maxkamadda Sare Ee Jamhuuriyadda Soomaliland Ayaa Maanta Ku Dhawaaqday Natiijada Rasmiga Ah Ee Golaha Wakiilada

 

07/07/2021

 

HARGEYSA (WBW: The GBM) – Maxkamadda Sare ahna Maxkamadda Dastuuriga ah ee Jamhuuriyadda Somaliland ayaa lagu soo waramayaa in Maanta ay soo saartay Natiijadii Rasmiga aheyd ee Doraashadii Golaha Wakiilada Jamhuuriyadda Somaliland.

Warka wuxuu ku darayaa in Maxkamada Sare ee Dastuuriga Jamhuuriyadda Somaliland ay taageertay Natiijadii hordhaca aheyd oo ay horay usoo saareen Komishankii Doorashooyinka Qaranka ee Somaliland.

Halkan hoose waxaa lagala socon karaa Qoraalka Maxkamadda Sare ee Dastuuriga Jamhuuriyadda Somaliland.

 
 

Warbaahinta Banaadir Weyne (WBW: The GBM [The Great Banadir Media]) waxaa markasta lagala socon karaa Wararka Caalamka, gaar ahaana Wararka Dalka Soomaaliya (Siiba Gobolkii Banaaddir: Shabeellaha Hoose, Muqdisho & Shabeellaha Dhexe), Dalka Somaliland, Dalka Jabuuti, Degaanka Soomaali Galbeed, iyo Degaanka NFD (Northern Frontier Districts).

Leave a Reply