Madaxweyne Ku-xigeenka JSL Oo Xafiiskiisa Ku Qaabilay Raysal Wasaarihii Hore Ee Dalka Guinea Bissau

 

27/06/2021

 

HARGAYSA (SOLNA) – Madaxweyne Ku-xigeenka Jamhuriyadda Somaliland Mudane Cabdiraxmaan Cabdilaahi Ismaaciil (Saylici) ayaa Maanta Xafiiskiisa ku qaabilay Ra’iisal Wasaarihii Hore ee Dalka Guinea Bissau Baciro Dja oo Booqasho ku jooga Jamhuuriyadda Somaliland.

Waxaana kulankaasi Madaxweyne Ku-xigeenka ku wehelinaayey Agaasimaha Guud ee Madaxtooyada Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane Maxamed Cali Bille, halka Dhinaca Weftigana ay ku wehelinayeen Xubnihii uu hoggaaminayey Ra’iisal Wasaarihii Hore ee Guinea Bissau
.

Leave a Reply