Wareysi: Madaxweyne Mustafa Muxumed Cumar

 

25/06/2021

 

Madaxweynaha Dawlad-deegaanka Soomaalida ee Itoobiya Mustafa Muxumed Cumar ayaa ka hadlay Doorashooyinka Deegaanka Soomaalida ee dib loogu dhigay bisha Sebtember (September), Nabad-galyada Deegaanka Soomaalida Itoobiya.

Wariyaha VOA ee Hargeysa Khadar Maxamed Cakule ayaa wareysi gaar ah la yeeshay Mustafa Muxumed Cumar oo ugu horeyn ka jawaabaya Dareenkiisa ku aadan Baalaarinta Dekeda Magalada Berbera.

Dhageyso wareysiga madaxweyne Mustafe M. Cumar

– VOA Somali

Leave a Reply