Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland Iyo Wefti Uu Hoggaaminayo Ayaa Gaadhay Magaalada Berbera

 

24/06/2021

 

BERBERA (SOLNA) – Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane Muuse Biixi Cabdi iyo Wefti uu hoggaaminayo oo Hawlo Shaqo uga baxay Caasimadda Hargeysa, ayaa Shalay gaadhay Xarunta Gobolka Saaxil ee Berbera.

Madaxweynaha iyo Xubnaha Weftiga ah ee la socda oo Safar Shaqo halkaas u tegay, ayaa waxa si diirran u soo dhaweeyey Madaxda Gobolka Saaxil iyo Magaalada Berbera, Siyaasiyiin iyo Madax kale.

 

Leave a Reply