Barakac Ka Dhashay Dagaallo Ka Dhacay Qeybo Kamid Ah Gobolka Shabeellaha Dhexe

 

23-06-2021

 


Ciidamada Dowladda oo ku sugan Janaale

 

Dagaallo Toddobaadyadii la soo dhaafay ka dhacay Tuulooyin hoos yimaada Degaanka Raage Ceelle ee Gobolka Shabeellaha Dhexe ayaa sababay Barakaca Qoysas badan, kuwaasi oo hadda ku jira Xaalad Nololeed oo Adag, sida ay sheegayaan Mas’uuliyiinta Degaankaas.

Guddoomiyaha Degmada Raage Ceele Cumar Cali Nuur ayaa u sheegay VOA-da in Qoysaskan ay culeys ku yihiin Degaanka, islamarkaana aanay u heli karin Caawimaadda ay u baahan yihiin.

DHAGEYSO Barakac ka dhashay dagaallo ka dhacay qeybo ka mid ah Sh/Dhexe

Xigasho: VOA Somali

Leave a Reply