War Cusub Uu Soo Saaray Guddiga Farsamada Doorashooyinka

 

21-06-2021

 

MUQDISHO – Guddiga Farsamada Arrimaha Doorashooyinka ee Xafiiska Ra’iisul Wasaaraha ayaa faahfaahiyay Jadwalka iyo Nooca Tababarka ay qaadanayaan Xubnaha Guddiyada Doorashooyinka, kahor inta aysan guda galin Howlaha Doorashada.

Guddida ayaa sheegtay in 27Radio Shabelleka Bishan ay Guddiyadda Doorashooyinka uu u furmi doono Tababar socon doona Mudo Afar Maalmood ah.

Tababarkan ayaa kusaabsan Qabsoomida Doorshooyinka Heer Federal iyo Heer Maamul Goboleed, iyadoo lagu diyaarin doono Qorshe Hawl Fulinta Doorashooyinka iyo Jadwalka Doorashada.

Xigasho: Radio Shabelle

Leave a Reply