Waxaa Si Rasmi Ah Loo Doortay Maayarka Caasimada Somaliland Ee Hargeysa

 

17/06/2021

 

HARGEYSA – Maayarka Caasimada Somaliland ee Hargeysa ayaa waxaa Maanta si rasmi ahaan ah loogu doortay Cabdikariim Axmed Mooge.

Waxaa kale oo Maayar Ku-xigeenka loo doortay Khadar Axmed Nuur.

Maayarka iyo Maayar Ku-xigeenka ayaa waxey heelen dhamaan Codadkii Mmudaneyaasha ee Maanta codeeyay.

Isha Warkan: Borama News

Leave a Reply