Wasiir Koowaad Rooble Oo Caawa Booqday Dhallinyaro Ku Dhaawacantay Qarax Argagixisadu Ka Geysteen Xerada Jeneraal Dhagabadan

 

15-06-2021

 

MUQDISHO – Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Xuseen Rooble ayaa Caawa Isbitaalka ku booqday Dhallinyaro ku dhaawacantay Qarax Argagixsadu la beegsadeen Xerada tababarka Ciidanka ee Jeneraal Dhegabadan.

Ra’iisul Wasaare Rooble ayaa mid-mid u booqday Dhaawacyada, waxaana uu Alle uga baryay in uu u boog dhayo.

Xigasho: Radio Muqdisho

Leave a Reply