Dowladda Iswidhen (Sweden) Oo Loo Qabtay 48 Saac

 

15/06/2021

 


Nooshi Dadgostar Hogaamiyaha Xisbiga Bidix (Vänsterpartiets Orfdförande: Chairman of the Left Party) | Sawir: Henrik Montgomery/TT

 

STOCKHOM – Xisbiga Bidix (Left Party: Vänsterpartiet) ayaa ku goodiyay inuu ridi doono Dowladda Iswidhen (Sweden) haddii ay ka dhabeyso Hindisaha lagu fasaxayo Suuqa Kirada

Hogaamiyaha Xisbiga Bidix (Chairman of the Left Party: Vänsterpartiets Orfdförande) Nooshi Dadgostar ayaa Shir Jaraa’id ku sheegtay inay Dowladdu heysato Muddo 48 Saac, si ay dib uga noqoto Qorshaha Fasaxa Kirada.

”Haddii ay Dowladdu ka dhega adeegto Arrintan, markaa Kalsoonideenna ayuu waa yayaa Wasiir Koowaad Isteefan Lofeen (Prime Minister Stefan lofven),” ayay tiri Nooshi Dadgostar.

Isha Warkan: Radio Sweden, Somali Section

Leave a Reply