Wareysi: Goormee Lagu Dhawaaqayaa Natiijada Doorashada Somaliland?

 

05/06/2021

 


Cabdirashiid Maxamud (Riyo Raac) | Sawir: Facebook

 

HARGEYSA – Guddoomiyaha Guddiga Doorashooyinka Somaliland Cabdirashiid Maxamuud Riyo Raac ayaa sheegay in Muddo 24 Saac Gudahood ah ay ku dhawaaqi doonaan Natiijada Doorashada ee Degamada Hargeysa.

Wariyaha VOA ee Magaalada Hargeysa Khadar Maxamed Cakulle ayaa Guddoomiye Riyo Raac la yeeshay wareysigan gaarka ah.

Xigasho: VOA Somali

Leave a Reply