Kulan Ay Yeesheen Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Jubbaland Iyo Taliyaha Howlgalka Mareykanka Ee AFRICOM

 

15-05-2021

 

KISMAAYO – Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Jubbaland Mudane Axmed Maxamed Islaam, ayaa kulan la qaatay Taliyaha Howlgalka Mareykanka ee AFRICOM Jeneraal Stephen Townsend, oo booqasho ku tegay Dowlad Goboleedka Jubbaland.

Kulanka waxaa looga hadlay sidii la iskaga kaashan lahaa la dagaallanka Argagixisada Al-Shabaab iyo sidii Mareykanku uu Door muuqda uga qaadan lahaa in la wiiqo Argagixisada halista ku ah Shacabka Soomaaliyeed.

Xigasho: Radio Muqdisho

Leave a Reply