(Update 2) Iid Yarey Wanaagsan, Idinkoone Kusoo Dhawaanayo Heesihii Loogu Talagalay

 

13-05-2021

 

MUQDISHO – Howl Wadeenada Warbaahinta Banaadir Weyne (WBW: The GBM [The Great Banadir Media]) waxey Aqristayaashooda Heybadda Leh ee guud ahaan ku kala nool Shanta Qaaradood, gaar ahaana ku nool Shanta Soomaali (Jamhuuriyadda Soomaaliya, Jamhuuriyadda Jabuuti, Jamhuuriyadda Somaliland, Dowlad Degaanka Soomaalida Itoobiya iyo NFD [Northern Frontier Districts]), ay u dirayaan Hambalyo ku aaddan Iid Yareyda Gu’ga 1442; waxeyna Aqristayaashooda Heybadda Leh ay ku dhahayaan Iid Yarey Wanaagsan.

Waxaad Hadda-danne Kusoo Dhawaataan Heesaha Iida Oo Laga Kala Soo Xigtay, 1. Onkod Production, 2. Samaale Channel, 3. Duul Media, 4. Rashid Hirad, iyo 5. Waayo Waayihii Wacnaa. Bal Dhageysi Wacan!

1.

2.

3.

 

4.

5.

Warbaahinta Banaadir Weyne (WBW: The GBM [The Great Banadir Media]) waxaa markasta lagala socon karaa wararka caalamka, gaar ahaana Wararka Dalka Soomaaliya (Siiba Gobolkii Banaaddir: Shabeellaha Hoose, Muqdisho & Shabeellaha Dhexe), Dalka Jabuuti, Dalka Somaliland, Dowlad Degaanka Soomaali Itoobiya (Soomaali Galbeed), iyo Degaanka NFD (Northern Frontier Districts).

Leave a Reply