Madaxweynaha JSL Oo Magacaabay Guddoomiye Ku-xigeenka Cusub Ee Gobolka Sanaag

 

09/05/2021

 


Image Credit: Wikimedia

 

HARGEYSA (SOLNA) – War ka soo baxay Madaxtooyada Jamhuuriyadda Somaliland, soona gaadhay Wakaaladda Wararka Somaliland ee SOLNA ayaa u dhignaa sidan:-

Markaan Arkay: Dastuurka Jamhuuriyadda Somaliland, Qodobkiisa 90aad;

Markaan Arkay: Muhiimadda Guddoomiye Ku-xigeenka Gobolku u leeyahay Amniga iyo Dhismaha Dawladnimadda;

Markaan Arkay: Aqoontiisa, Kartidiisa iyo Waaya-aragnimadiisa;

Markaan ku Qancay: In uu Hanan Karo Masuuliyadda ka Dhalanaysa Xilkan;

Markaan Sameeyey: La-tashi;

Waxaan Go’aamiyey;

In Maxamed Khaliif Nuur Cali laga bilaabo Taariikhda Maanta uu ahaado Guddoomiye Ku-xigeenka Gobolka Sanaag ee Jamhuuriyadda Somaliland.

Leave a Reply