Midowga Murashaxiinta Oo Beesha Caalamka Ugu Baaqay In Ay Cunaqabatayn Saarto Madaxda Soomaaliya

 

13-04-2021

 

Golaha Midowga Murashaxiinta ayaa si adag u diiday Muddo Kororsiga ay sheegeen in uu Sharci Darro yahay oo uu ku kacay Guddoonka Golaha Baarlamaanka uu Muddo Xileedkiisu Dhammaaday, waxaana ay ugu baaqeen Beesha Caalamka in ay Tillaab ka qaaddo Shakhsiyaadka Halista ku ah Deganaanshaha iyo Xasilloonada Soomaaliya.

Qoraal kasoo baxay Midowga Musharixiinta ayaa waxaa lagu sheegay in Dastuurkii Dalka iyo Go’aankii Labada Aqal ee Baarlamaanka ay jebiyeen Koox Yar oo uu hormuud u yahay Madaxweynaha iy Guddoonka Golaha Baarlamaanka ee Muddo Xileedkoodu Dhacay.

Hoos Ka Akhriso Qoraalka Midowga Musharixiinta ay kaga hadleen Go’ankii Golaha Shacabka iyo Xaalada Siyaasadeed ee Xilligan ee Soomaaliya.

Xigasho: Borama News iyo Jowhar News

Leave a Reply