Jabuuti (Djibouti): Geelle Oo Guuleystay Markii 5-aad

 

10-04-2021

 

Wararka ka imaanaya Dalka Jabuuti (Djibouti) ayaa sheegaya in markii 5-aad uu Doorashada Madaxweynenimada Jabuuti ui ku guuleystay Madaxweyne Ismaaciil Cumar Geelle.

215,000 Muwaadin oo isku Diiwaan geliyey Doorashada ayey 98% Codkooda siiyeen Geelle halka waxyar u codeeyeen Ganacsade waxyar laga yaqaano.

Madaxweyne Cismaaciil Geelle oo 73 Jir ah, waxaa uu dalkaasi Madaxweyne ka ahaay tan iyo 1999-kii.

Xigasho: Goobjoog News

Leave a Reply