Shirkii Golaha Wadatashiga Arrimaha Doorashooyinka Ayaa Hadda Ka Furmay Afisyooni

 

07-04-2021

 

Muqdisho (SONNA) – Shirkii Golaha Wadatashiga Arrimaha Doorashooyinka ayaa hadda ka furmay Afisyooni.

Shirka oo uu shir gudoominaayo Madaxwaynaha JFS Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa waxaa kasoo qeyb galay Ra’iisul Wasaaraha JFS Mudane Maxamed Xuseen Rooble, dhammaan Madaxwaynayaasha Maamul Goboleedyada Dalka iyo Guddoomiyaha Gobolka Banaadir.

Leave a Reply