Wasiirta Caafimaadka Oo La Kulantay Safiirka Shiinaha Ee Soomaaliya

 

02-04-2021

 

MUQDISHO – Wasiirka Wasaardda Caafimaadka iyo Daryeelka Bulshada ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Drs Fawziya Abikar Nur iyo Ku-Simaha Agasimaha Guud ee Wasaardda Caafimaadka iyo Daryeelka Bulshada Mudane Maxamad Cabdulqadir Xirsi ayaa maanta kulan laqaatay Safiirka Dawladda Shiinaha u fadhiya Soomaliya Danjire Qin Jian.

Wasiirk Wasaaradda Caafimaadka ayaa Safiirka Shiinaha uga mahadcelisay sida Dawlladda Shiinaha ay markasta u garab taagantahay Soomaaliya.

Shiinaha ayaa lafilayaa in goordhaw ay Soomaaliya soo gaarsiin doonto Tallaalka Sinovac oo ay ugu deeqday Wasaaradda Caafimaadka ee Dowllada Federaalka Soomaaliya, kaasoo qayb ka noqanaya la-dagaallanka iyo xal u helidda Caabuqa COVID-19. – Radio Muqdisho

Leave a Reply