Maamul Goboleedyada Jubbaland Iyo Puntland Oo Madaxda Dowladda Ku Eedeeyay Inay Xagal Daacinayaan Shirka Muqdisho

 

31-03-2021

 

War saxaafaded wadajir u soo saareen Dowlad Goboleedyada Puntland iyo Jubbaland ayaa waxay walaac ka muujiyeen in Madaxda Sare ee Muddo Xileedkeedu Dhammaaday ee Dowladda Federaalka ay Xagal Daacinayaan Qabsoomida Shirkii loo fadhiyay inuu ka dhaco Muqdisho.

Wafdiga ka socda Maamul Goboleedyada Puntland iyo Jubbaland, muddo Saddex Todobaad ah ayey ku sugan yihiin Muqdisho, iyagoo ka jawaabay Dalabkii Beesha Caalamka ee ahaa in Shir Wadatashi la isugu yimaado.

Halkan ka aqriso War Saxaafadeedka ay soo saareen Madaxda Goboleedyada Jubbaland iyo Puntland;

Xigasho: Jowhar News

Leave a Reply