Sucdi: ”Ma Qabo, In Tallaalka Qofka Lagu Qasbo”

 

26/03/2021

 


Tallaalka AstraZeneca Sawirka: Johan Nilsson/TT

 

Inta badan Dadka Iswidhishka (Swedish) ah ayaa kasoo horjeestey in Tallaalka Kofid-19 (Covid-19), qasab looga dhigo Dadka Qabta Xirfadaha Qaar.

Waxaan sidoo kale Mikrafoonka la dhex-qaadnay Soomaalida ku dhaqan Magaalada Gotenburg (Gothenburg), kuwaasoo aannu waydiinney sida ay arrinkan u arkaan.

”Ma qabo, in tallaalka qasab laga dhigo,” sida ay sheegtay Sucdi oo kamid ahayd Dadkii aannu Warreeysiga la yeelanney.

Xigasho: Radio Sweden, Somali Section

Leave a Reply