Toogasho Ka Dhacday Ceelsha Biyaha Oo Lagu Dilay Saddex Qof

 

23-03-2021

 


Boolis | Sawirka: Facebook

 

MUQDISHO – Saddex qof ayaa ku dhimatay toogasho maanta ka dhacday Degaanka Ceelasha Biyaha ee u dhexeeya Muqdisho iyo Afgooye.

Dadka dhintay ayaa waxaa ku jiray qof shacab ah iyo Guddoomiye Waaxeed. Ma jirto illaa hadda cid sheegatay mas’uuliyadda weerarkan.

Warkan waxaa soo diray Mukhtaar Maxamed Catoosh.

Toogasho ka dhacday Ceelsha Biyaha oo lagu dilay saddex qof

– VOA Somali

Leave a Reply