Tababar Kusaabsan Tabinta Doorashooyinka Oo Maanta Ka Furmay Muqdisho

 

22-03-2021

 

Agaasimaha Guud ee Wasaaraadda Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska, Cabdinaasir Xuseen, ayaa maanta furay Tababar ku saabsan Tabinta Doorashooyinka oo ay iska kaashadeen Wasaaradda iyo Waaxda AMISOM u qaabilsan Warbaahinta.

Tababarka wuxuu socon doonaa labo maalin, waxaana loo qabanayaa Wariyeyaasha Warbaahinta Dowladda, Kuwa Dowlad Goboleedyada, Gobolka Banaadir iyo Warbaahinta Madaxbanaan.

Xigasho: Radio Muqdisho

Leave a Reply