Taliska Booliiska: “Ma Jiraan Ciidan Lagu Daabulay Garoonka Diyaaradaha Aadan Cadde”

 

21-03-2021

 

Taliska Ciidamada Booliiska Soomaaliyeed ayaa beeniyay warar sheegaya in Ciidamo horleh la geeyay Garoonka Diyaaradaha Aadan Cadde ee Magaalada Muqdisho.

Bayaan ka soo baxay Booliiska ayaa waxaa lagu sheegay in aysan jirin wax Ciidan Dheeraad ah oo lagu kordhiyay Ciidamada Ilaaliya Garoonka.

Hoos ka akhriso qoraalka

Leave a Reply