Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Galmudug Oo Soo Gaaray Muqdisho

 

16-03-2021

 

Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Galmudug Axmed Cabdi Kaariye Qoorqoor ayaa maanta dalka dib ugu soo laabtay kadib safar maalmo qaatay uu ugu maqnaa dalka Turkiga,

Mudane Qoor Qoor ayaa waxaa soo dhoweyn balaaran loogu sameeyay Garoonka Diyaaradaha Caalamiga ee Aadan Cabdulle Cusmaan (Aadan Cadde) ee Magaalada Muqdisho, halkaasoo ay ku soo dhoweeyeen Xildhibaano, iyo Siysaasiyiin.

Xigasho: Shaaciye News

Leave a Reply