Wasaaradda Caafimaadka XFS Oo Dalka Keentay Talaalka Covid-19

 

15-03-2021

 

Muqdisho (SONNA) – Waxaa maanta soo gaaray dalka qeybtii koobaad ee Tallaalka COVID-19 kana timid xarunta COVAX, waxaana Talaalkan inuu dalka soo gaaro fududeeyay Hay’adda GAVI iyo Qaramada Midoobay, iyadoo Qeybta Labaad la keeni doono Isbuucyada iyo Bilaha soo socdo.

Wasiirka Wasaaradda Caafimaadka Xukuumadda Soomaaliya ayaa sheegtay in maanta dalka uu soo gaaray Qeybtiisii Kowaad Tallaalka Oxford/Astrazenica, 300,000 qiyaas oo loogu talagalay Shaqaalaha Safka Hore.

Wasaaradda ayaa u mahadcelineyso guud ahaan cid walbo gacan ka geysatay.

Leave a Reply