Dhismaha Dekedda Cusub Ee Berbera Oo La Dhameeyey 95%

 

15/03/2021

 


Dekedda cusub ee Berbera | Sawirka: VOA

 

BERBERA – Mas’uuliyiinta dekeda Berbera ayaa sheegay inay dhamaatay dekedda cusub 95% iyadoo maantana qalab cusub oo lagu xidhayo dekedda uu soo gaadhay Berbera.

Warbixibtan waxa Hargeysa kasoo diray Khadar Maxamed Cakule.

DHAGEYSO Dhismaha dekedda cusub ee Berbera oo la dhameeyey 95%

– VOA Somali

Leave a Reply